Madaxtooyada oo Faah faahisay ujeedka Safarka Xasan Sheekh ugu baxay Imaaraadka (Sawirro)

Madaxweynaha  Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Safarka Madaxweynaha uu ku tagayo dalka Imaaraadka Carabta uu qaadan doono labo maalmood uuna la kulmo … Continue reading Madaxtooyada oo Faah faahisay ujeedka Safarka Xasan Sheekh ugu baxay Imaaraadka (Sawirro)